Guddoomiye Yarisow “Ujeedka Safarkii aan ku tagnay Turkiga wuxuu ahaa sidii shacabka Muqdisho loogu heli lahaa adeegyadii Asaasiga ahaa”
12, Abriil 2018–Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ...