Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya oo lagu soo wareejiyay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay ...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay ...
Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya Dalka masar mudane C/qani Maxamed Wacays oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ...
8-da Bisha Maarso ee sanad walba Haweenka ku nool aduunyadu waxay soo bandhigaan guullaha ay gaareen iyo caqabadaha la oran ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Ku Qaabilay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ku sugan Magaaladda Nairobi, ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Asluubta ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabado kala duwan oo ...
Muqdisho waa astaanta midnimada iyo wadajirka ummadda soomaaliyeed waana hal-bowlaha horumarka iyo dib u soo kabashada qarankeenna iyo himilooyinka fog ...
Marwada 1-aad ee Dalka Saynab Cabdi Macallim ayaa hambalyo ku aadan Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso u dirtay Haweenka ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho