Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo ka hadashay heshiiskii Dekedda Berbera

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso:  Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo ka hadashay heshiiskii Dekedda Berbera
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya Dalka masar mudane C/qani Maxamed Wacays oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay shirka Wasiiradda Arrimaha diba Dalalka ku midaysan Ururka Jaamacadda Carabta.

mudane C/qani Maxamed Wacays Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka masar ayaa sheegay in sanadkaan Soomaaliya shirka Wasiiradda Jaamacadda Carabta hor gaysay waraaq dacwo ah oo ka dhan ah shirkadda DP WORLD oo laga leeyahay Dalka imaaraadka taaso heshiis maal gashi ee Dekedda Berbera la gashay Maamulka Soomaaliland.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Safiirka Soomaaliya ee Dalka masar u fadhiya mudane C/qani Maxamed Wacays ayaa tilmaamay in dacwadaan oo daba joogta hadalkii dhawaan kasoo jeeray R/wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya kaasoo ku aadanaa in Dowladda Soomaaliya aqoonsanayn heshiiska shirkadda DP WORLD la gashay Maamulka Soomaaliland.

Maamulka Soomaaliyeed ee Soomaaliland maamulana Gobalada waqooyi galbeed Soomaaliya ayaa dhawaan heshiis horumarineed la galay Dowladda Itoobiya iyo shirkadda DP WORLD ee laga leeyahay Dalka imaaraadka hasa-yeeshee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhufatay heshiiskaas iyadoona tilmaantay inaan lagala tashan  Maalgashiga Dekedda Qaranka Soomaaliyeed ee Magaalada Berbera.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Safiirka: 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/safiirka-soomaaliya.mp3

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In