“DAAWO SAWIRADA” Madaxweynaha oo dhagax dhigay dhismaha Dekedda Hobyo iyo mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, ayaa dhagax dhigay dhismaha Dekedda ...