Munaasabad lagu Xusayay 45sano guuradii ka soo wareegtay hirgelinta qorista farta Soomaaliga ayaa lagu qabtay Muqdisho(Sawirro)
Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed, laguna qabtay xarunta Akadeemiyada ayaa waxaa ka qeybgalay ...