Guddoomiye Yariisow oo Taliska AMISOM kala hadlay dadkii rayidka ahaa ee lagu dilay Muqdisho
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Dua Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa Taliyaha AMISOM kala hadlay Dhacdo dad rayid ah ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Dua Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa Taliyaha AMISOM kala hadlay Dhacdo dad rayid ah ...
Ciidammada ammaanka ayaa howlgal qorshaysan oo ka dhan ah Al-Shabaab xalay ka sameeyeen Tuulada Farsoolay ee Gobalka Shabeellaha. Howlgalkaan ...
Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee ...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/352152578690083/
Ololihii loogu jiray in Ilhan Cumar,mar un ay kamid noqoto golaha aqalka hoose ee Congresma Mareykanka ayaa soo afjarmay,waxaan guul ...
Xisbiga Dimoqradiga ayaa la wareegay awoodda maamul ee Aqalka Wakiilada Mareykanka,ka dib doorashooyinka xilligga dhexe oo ay maalinimadii shalay u ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula ...
Sida ay Wakaaladda SONNA u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Dowladda waxaa maalinta Berri ah Magaalada Muqdisho kusoo wajahan wafdi heer ...
Kulanka ayaa ka dhacay Xarunta Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Jubba ee Caasimada Koofurta Sudan waxaana ay ka wada ...
Guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee golaha shacabka ayaa maanta la kulmay xubno ka socday Bankiga aduunka (World Bank). Xubnihii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho