Guddoomiyaha Golaha shacabka JFS oo cambaareeyay Qaraxyadii argagixisadu ka fuliyeen Baydhabo
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay qaraxyadii Argagixisinimo ee Maleeshiyaadka nabad diidka ...