Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Akhrinta koowaad marsiiyay Hindise sharciyeedka dhismaha Hay’adda dadka Naafada ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
faah faahin ku sabsan kulankii golaha shacaabka ee maanta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxa ay mudanayaasha golaha Akhrinta koowaad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dadka Naafada ah, waxaana Xildhibaanada sharcigan muhiimada uu  leeyahay iyo saameeynta maaliyadeed ee uu ku leeyahay miisaaniyadda Dalka u faah faahisay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Deeqa Yaasiin Xaaji, iyadoo golaha ka codsatay in sharcigan la ansixiyo.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Qaar ka mid Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa aragtiyadooda ka dhiibtay Hindise Sharciyeedka iyagoo qaarkood su’aalo hindise sharciyeedkan la xiriira weydiinayay Wasiirka Haweenka.

Ma’uuliyiinta Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabayay su’aalaha ay Xildhibaanada weydiinayeen ee ku qotoma Hindise sharciyeedka

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad  oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in Hindise sharciyeedkan lagu wareejiyay Guddiga xuquuqul insaanka ee Golaha Shacabka si uu waajibaadkiisu uga guto, waxaana uu intaa ku daray in Xildhibaan walba oo shacigan daneynaya uu Guddiga kala shaqeyn karo maadaamaa uu u fasaxayo xeer hoosaadka golaha Shacabka.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Maanta waa maalin weyn oo muujinaysa sida ay nooga go’an tahay in aan dalkeenna dib ugu dhisnno.”

Next Post

Wasiirka Waxbarashada XFS oo shir uga qeyb galay dalka Morocco+Sawirro

Next Post
Wasiirka Waxbarashada XFS oo shir uga qeyb galay dalka Morocco+Sawirro

Wasiirka Waxbarashada XFS oo shir uga qeyb galay dalka Morocco+Sawirro

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In