Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo xariga ka jaray Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka Diyaaradaha ...