Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay kaalinta dhallinyarada Ku leeyihiin Amniga oo Muqdisho kadhacay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsanaa wacyi galinta codbixiyayaasha geedi socodka doorashooyinka oo Gaalkacyo lagu soo gaba gabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka ayaa Waxaa looga hadlayay kaalinta ay dhallinyarada Ku leeyihiin Amniga Iyo Doorashooyinka waxaana soo qaban qaabiyay Hay,adaha SWDC, SAFEWORLD iyo Ururka Dhallinyada Gobolka Banaadir waxaan ka soo qaybgalay  Dhallinyaro ka kala socotay dhamaan Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Ururka Dhallinyada Gobolka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan iyo Agaasimaha Hay,adda Hurumarinka Haweenka SWDC Sahro Maxamed Axmed ayaa sheegay in dhallinyadu ay qaataan kaalintooda ku aadan Doorashooyinka iyo Amniga.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere Cali yare ayaa kula dardaarmay Dhallinyada in ka fogaadaan Qabyaalada ayna ka faa’ideystaan fursadaha ay heystaan maadaama bulshadeenu ay tahay 75% dhallinyaro.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga  Cabdifitaax Qaasim ayaa u sheegay ka qaybgalayaasha in ay  jirto fursad ay maanta Dhalliyadu ku soo  saari karaan xubnihii  ku meteli lahaa Siyaasadda.

Previous Post

Wasaaradda  Maaliyadda Hir-Shabeelle oo dbowr Hay’adood Shaqa joojin ku sameeysay 

Next Post

Sawirro: Laftgareen oo la kulmay culumo u dhalatay Turkiga oo safar ku joogta Baydhaba

Next Post
Sawirro: Laftgareen oo la kulmay culumo u dhalatay Turkiga oo safar ku joogta Baydhaba

Sawirro: Laftgareen oo la kulmay culumo u dhalatay Turkiga oo safar ku joogta Baydhaba

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In