Kenya oo ku andacootay inay ka baxday kiiska dacwada badda Soomaaliya ee muranka ay gelisay
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan aqoonsan doonin go'aanka lagu wado inuu ka soo baxa maxkamadda caaalamiga ah ee ICJ, ...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan aqoonsan doonin go'aanka lagu wado inuu ka soo baxa maxkamadda caaalamiga ah ee ICJ, ...
15 naaquude oo Mareykan ah ayaa dhaawacmay, kadib markii markab nooca biyaha hoostooda quusa ah oo xambaarsan hubka nuclear-ka uu ...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Galmudug, kaas oo ka ...
Wasiirka Qorshaynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta ku qaabilay xarunta Wasaaradda Wafdi ka socday dowladda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’ada Arte Foundation Marwo Nasteexa ...
Laga bilaabo 11 bishaan aynu ku jirno ee October ayaa waxaa UK liiska gaduudan ama casaanka ah ee Karoona virus ...
Tartanka kubbadda Gacanta ee Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa si habsami leh uga socda garoonka Wiish ee degmada ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa kulan mahadcelin ah u sameeyay Ergadii ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta aaladda fogaan aragga uga qeyb galay Shirka 1037 ee ...
Somali National Army on Wednesday afternoon killed 2 Al-Shabaab militants and injured several others in Janale town in lower Shabelle ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho