Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo Wadajir oo badiyay tartanka kubadda gacanta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo Wadajir oo badiyay tartanka kubadda gacanta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka kubbadda Gacanta ee Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka  Banaadir 2021 ayaa si habsami leh uga socda garoonka Wiish ee degmada C/casiis, halkaasi oo ay galabtii u soo daawasho tegaan dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir, xubno ka tirsan xiriirka kubadda gacanta iyo mas’uuliyiin kale.

Cayaartooyda Degmada Wadajir ayaa  23-15 uga adkaatay dhigooda Degmada Deyniile oo ay garoonka Wiish ku yeesheen kulanki 14-aad ee tartanka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026

Laacibki ugu wanaagsanaa kulankii galabta ayaa waxaa loo aqoonsaday ciyaaryahanak No-7 ee degmad Deyniile Axmed Cali Sheekh Maxamed, inkasta oo kooxdiisa laga badiyay.

Dhanka kale Xidigaha Xulka degmada Kaaraan ayaa 29-13 uga badiyay dhigooda degmada Yaaqshiid oo ay ku kulmeen kulanki 15-aad ee tartanka.

Laacibka ugu bandhigga wanaagsanaa kulanka ayaa waxaa loo aqoonsaday ciyaaryahanka No-9 ee degmada Kaaraan Ismaaciil Cali Sahal.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo xaflad dhiirigelin ah u sameeyay Ergadii u dooratay Senator “SAWIRRO”

Next Post

UK oo liiska gaduudan ee COVID-19 ka saartay dadka ka tegaya Soomaaliya

Next Post
UK oo Yaraynaysa Kaalmada Dhaqaale oo ay siiso qaar kamid ah Dalalka Bariga Dhexe iyo Afrika.

UK oo liiska gaduudan ee COVID-19 ka saartay dadka ka tegaya Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In