Duqa Muqdisho oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ceel-gaabta ee Magaalada Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii ...