duqa Caasimadda oo kulan gaar ah la qaatay Madaxda xarumaha lagu daryeelo Carruurta Agoonta ah “SAWIRRO”
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxda ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxda ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo uu ka socdo qaban qabaada qabsoomida horyaalka degmooyinka Galmudug oo lafilayo in Sanadkaan ay ...
Magaalada Geneva ee dalka Swaziland waxaa maanta oo Isniin ah ka dhacaya shirweyne dhaqaale loogu uruurinayo dalka Afghanistan kadib markii ...
Wafdiga Wasaaradda oo uu hoggaaminayo uqaabilsanaha Arrimaha Bulshada Mashruuca Baxnaano Puntland ee Wasaaradda fuliso ahna Agaasimaha waaxda Sharciyada iyo Xariirka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada ...
Wasaaradda Caafimaadkaga Dawlada Gobaleedka Puntland ayaa maanta Deegaanada Puntland ka bilawday ololaha tallaalka COVID-19, waxaana ololaha uu socon doonaa Muddo10maalmood ...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa Dhammaan Degmooyinka Galmudug ka bilaawday Ololaha iyo bixinta wajiga Seddexaad ee Tallaalka COVID-19. Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan iyo Maamulka Gobalka Mudug oo la kulmay Xubno ka socda Hay'adda IMC (International ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu kula kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan ...
Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa maanta lagu wadaa in inay dhageystaan khudbadaha musharixiinta Aqalka Sare. Guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle ay ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho