Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Magaalada Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Magaalada Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo uu ka socdo qaban qabaada qabsoomida horyaalka degmooyinka Galmudug oo lafilayo in Sanadkaan ay ka qeyb galaan ilaa 7-degmo oo Ciyaartooydooda soo gaareen Caasimada.

Waxaa maanta soo dhaweeyn loo sameeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamwd Cali  oo ku biiraya wafdi isla xiriirka ka socda oo hore u soo gaarey Dhuusamareeb kuwaas oo haatan ku howlan tababarida Macalimiinta iyo garsoorayaasha qeybta ka noqonaya maamulida horyaalka Galmudug.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Mudane Maxamed Nuur Maxamed guddoomiyaha ururka Ciyaaraha Dhuusamareeb ayaa ugu horreyn soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliya.

Madane Xasan Axmed shire, guddoomiyaha xiriirka kubbada cagta Galmudug oo dhankiisa xusey howlaha looga fadhiyo Madaxda xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed ayaa u mahadceliyay howlaha ilaa iyo haatan lagu guuleestay ee iskaashiga labada xiriir.

Ugu dambeyn guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed, Cali Cabdi Maxamed Cali shiine  ayaa bahda sports-ka Galmudug kaga mahad celiyay soo dhaweyntooda.

Previous Post

Shir dhaqaale loogu uruurinayo dalka Afghanistan oo ka dhacaya magaalada Geneva.

Next Post

duqa Caasimadda oo kulan gaar ah la qaatay Madaxda xarumaha lagu daryeelo Carruurta Agoonta ah “SAWIRRO”

Next Post
duqa Caasimadda oo kulan gaar ah la qaatay Madaxda xarumaha lagu daryeelo Carruurta Agoonta ah “SAWIRRO”

duqa Caasimadda oo kulan gaar ah la qaatay Madaxda xarumaha lagu daryeelo Carruurta Agoonta ah "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In