Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in uu gaabis ka jiro habka ay ku socoto arrimaha doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii ...