Taliska booliska oo faah faahin ka bixiyay qarax naftii halige uu ka geystay maqaaxi ku taal Isgoyska Jubba
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in qaraxa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Muqdisho ay ...











