Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle ...











