Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan hay’addaha lagula xisaabtamayo waxqabad kooda oo ka furmay Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan hay’addaha lagula xisaabtamayo waxqabad kooda oo ka furmay Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo socon doona mudo laba maalmood ah ayaa dahfurkiisa waxa ka soo qeyb galay Wasiir kuxigeenka caafimaadka Koonfur galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo maamulka degmada Xuddur iyo xubno ka socday hay’addaha.

Inta uu socdo kulanka waxa warbixino laga dhagaysan doonaa wakiilada hay’addaha ka howgala magaalada Xuddur ee kulanka lagu casuumay ee ka shaqeeya arrimaha caafimaadka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Kulan oo sedexdii bilood mar dhaca oo ay wasaaradda caafimaadka koonfur galbeed ku xaqiijiso waxqabadka hay’addaha iyo dib u dhacyada jira ayaa waxaa ugu horeyn faafaahin kabixiyay Cabduqaadir Maxamed Xasan oo ah madax faydhowrka wasaaradda caafimaadka koonfur galbeed isagoona sheegay in kulankaan uu yahay mid mudnaan ween leh maadaama la la xisaabtamo hay’addaha si loo ogaado wax qabadkoodii mudadii ay shaqeenayeen.

Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada degmada Xuddur Humow Mursal iyo Guddoomiye kuxigeenka Samafalka Gobolka Bakool Cumar Daa’uud khaliif ayaa bogaadiyey in hay’adaha waxqabad kooda soo bandhgay iyo shaqooynka wanaagsana oo ay ka qabteen Gobolka.

Previous Post

Jowhar: taliyihii hore ee saldhiga degmada oo xilka kala wareegay taliyaha cusub ee dhawaan la soo magacaabay

Next Post

Madaxweyne Laftagareen oo Madaxtooyada Baydhabo kulan kula qaatay guddiyada shaqaalaha rayidka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Laftagareen oo Madaxtooyada Baydhabo kulan kula qaatay guddiyada shaqaalaha rayidka “SAWIRRO”

Madaxweyne Laftagareen oo Madaxtooyada Baydhabo kulan kula qaatay guddiyada shaqaalaha rayidka “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In