President Farmajo meets with Turkish President
Somali President H.E Mohamed Abdullahi Farmajo has met today on Friday with the President of Turkey H.E Receb Tayyip Erdogan ...
Somali President H.E Mohamed Abdullahi Farmajo has met today on Friday with the President of Turkey H.E Receb Tayyip Erdogan ...
The 3rd Turkey-Africa Summit has officially opened in Istanbul on Friday at the Ministerial level to discuss the key areas ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Axmed Xuseen Macalin oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay ...
Guddiga Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay in maalinta barito ah ay qaban doonaan doorashada kuraasta tirsigoodu yahay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo oo uu kaga qayb galayo Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo ...
Maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in la gaaray xiliggii loo istaagi lahaa bad baadinta nafta bini aadamka marka loo ...
Gudiga Maamulayada doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay shaaciyeen in Maalinta Berito oo Sabti ah qabanayaan doorashada ...
Meertada Saddexaad ee Shirweynaha Madasha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, isaga ...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta- gareen) ayaa booqasho rasmi ah oo qaadatey muddo laba maalmood ku yimid ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho