Dagaal iyo duqeyn ayaa is barbar socda duleedka deegaanka Qeycad ee G/Mudug
Dagaalka ayaa bilowday ka gadaal markii ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ay weerar ku ekeeyeen goobo ay ku dhuumaaleysanayeen ...
Dagaalka ayaa bilowday ka gadaal markii ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ay weerar ku ekeeyeen goobo ay ku dhuumaaleysanayeen ...
Dagaalyahano ka tirsan taalibaan ayaa ilaa iyo saddex gantaal ku weeraray garoonka diyaaradaha ee magaalada Kandahar ee koofurta wadanka Afghanistan ...
Wasaaradd Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada gaar ahaan qaybteeda fayadhawrka Caafimaadka ayaa wada Maalintii 4aad tababarka caafimaadka guud ee ay bulshada ...
Guddiga Hirgalinta Doorashada Heer Federaal oo uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga mudane Maxamed Xasan Cirro, ayaa caawa la kulmay Guddiga Xaqiijinta ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa bogaadiyey sida Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Hirgelinta Doorashada heer ...
Wasiirka Dhallinyarada ee Soomaaliya, Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ...
Baarlamaanka Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii lala beegsaday bas ay saarnaayeen ciyaartooy kubadda cagta shalay ee ka dhacay magaalada Kimsaayo. Bayaan ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 45 xaalado cusub ...
Labo ka mid ciyaartoydii ku soo dhaawacantay qaraxii shalay ka dhacay Kismaayo ayaa la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho