Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Taliban oo weerar gantaalo ah ku qaaday garoonka diyaaraha ee magaalada Kandahar ee dalka Afghanistan

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ururka Taliban oo weerar gantaalo ah ku qaaday garoonka diyaaraha ee magaalada Kandahar ee dalka Afghanistan

Armed Afghan militias patrol on the outskirts of Takhar province, Afghanistan July 11, 2021. REUTERS/Stringer NO RESALES. NO ARCHIVES.

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaalyahano ka tirsan taalibaan ayaa ilaa iyo saddex gantaal ku weeraray garoonka diyaaradaha ee magaalada Kandahar ee koofurta wadanka Afghanistan

Afhayeen u hadlay ururka ayaa sheegay in ujeedka weerarkoodu uu yahay sidii ay u hakin lahaayeen duqeymaha diyaaradeed ee qaadeen malateriga wadankaasi

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Subulah mujahid oo ah afhayeen u hadlay taalibaan ayaa wakaalada wararka ee Reuters uu sheegay in garoonka ay weerareen uu yahay halka looga soo qaaday duulaanka iyaga lagu bartilmaameedsado.

Sarkaal ka tirsan dowladda ayaa sheegay in weerarka gantaalada uu sababay in la joojiyo dhamaan duulimaadyadda garoonka diyaaradaha iyadoo qasaare uu gaaray dhabaha ay diyaaradaha ku cararaan

Mascuud pashtuun ah oo sarkaal ka tirsan garoonka Kandahar ayaa xusay in ay socoto dayactir lagu sameynayo meelaha ay waxyeeleeyeen gantaalada isla markaana dhawaan dib loo bilaabi doono howlaha duulimaadyadda garoonka

Taalibaan ayaa waxaa muddo todobaadyo ah ay weeraro ka wadeen daafaha magaalada Kandahar iyadoo ujeedkooda ugu weyn uu ahaa sidii ay ula wareegi lahaayeen gacan ku haynta gobalka.

Weerarka taalibaan ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ay ka dambeysay kadib markii ay ku dhawaadeen magaalooyinka herat iyo lashkar gah

Dagaalo xoogan ayaa waxaa dhawaan ciidamada dowladda iyo taalibaan ay ku dhex mareen afaafka hore ee magaalada Herat.

Previous Post

Guddiga Doorashada Galmudug oo Madaxweynaha Galmudug ka codsaday soo gudbinta liiska Musharixiinta Golaha Aqalka Sare.

Next Post

Dagaal iyo duqeyn ayaa is barbar socda duleedka deegaanka Qeycad ee G/Mudug

Next Post
Dagaal iyo duqeyn ayaa is barbar socda duleedka deegaanka Qeycad ee G/Mudug

Dagaal iyo duqeyn ayaa is barbar socda duleedka deegaanka Qeycad ee G/Mudug

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In