Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer maamul Goboleed ee Jubbaland “Sawirro”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubaland. ...











