Wasaaradda Gaashaandhigga oo Tababar u soo xirtay Hoggaanka Taliska iyo Hoolwadeenada Wasaaradda “SAWIRRO”
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaan Cabdifataax Qaasim ayaa tababar ku saabsan illaalinta Xuquuqul Insaanka u soo ...











