Madaxweyne Lafta-gareen oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda Koonfur Galbeed “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda dowlad goboleedka Koonfur galbeed ...