Ra’iisul wasaaraha oo dhagax dhigay qeyb lagu soo kordhiyay isbitaalka Yardimeli “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo Isbitaalka Yardimeli ...