Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hey’adaha QM oo sheegay in ay korortay tirada dadka Soomaaliyeed ee u baahan gargaar

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Hey’adaha QM oo sheegay in ay korortay tirada dadka Soomaaliyeed ee u baahan gargaar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay sheegtay he’yadda UNOCHA 69% dadka Soomaaliyeed waxay ku nool yihiin wax ka hooseeya cabirka heerka faqriga dunida ee ah wax ka yar $1.90 maalinkii.

Tirada dadka baahan ee Soomaaliya ayaa korortay sanadkan curtay marka la eego sanadkii 2020.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Dadka gargaarka u baahan waxaa sanadkii 2020 ay tiradooda ahayd 5.2 malyuun oo qof, sanadkan 2021 waxay gaartay 5.9 malyuun.

Qaramada midoobe waxay sanadkan curdanka ah kordhisay diyaaradaha shixnadaha gargaarka qaada.

Waxay he’yadaha gargaarka bishii January gaarsiiyeen dadka u baahan 59 tan oo shixnad gargaar ah, Waxay 55% ka badan tahay bishaan oo kale sanadkii tagay ee 2020.

Previous Post

Xildhibaanada golaha shacabka oo ansixiyay wax ka bedelka sharciga waxbarashada dalka +Sawirro

Next Post

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo sheegay in ay ku guuleysteen dadaaladii nabadeed oo ay ka wadeen Xanan-Buure (Sawirro)

Next Post
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo sheegay in ay ku guuleysteen dadaaladii nabadeed oo ay ka wadeen Xanan-Buure (Sawirro)

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo sheegay in ay ku guuleysteen dadaaladii nabadeed oo ay ka wadeen Xanan-Buure (Sawirro)

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In