Maalintii labaad ee hadal jeedinta murashaxiinta madaxweynaha 10 aad ee JFS
Waxaa maalintii labaad galay hadal jeedinta murashaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo ka socota hoolka Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho, guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha ayaa...
Read more