Maxamed Cali Xasan ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#103 ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo kaga guuleystay ...
Saddexdan dhalinyaro oo kala ah Cabdirisaaq Ibraahim Isaaq magaciisa afgarashaduna yahay Tuuxow, Cabdulaahi Ibraahim Gore iyo Xasan Maxamed Suubow ayaa ...
Hay'adda Maareynta Horumarinta Dalka ayaa Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan dhameystirka qabyo qoraalka Dastuurka iyo caqabadaha hortaagan. Madasha ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga Hirgelinta ...
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021 ayaa soo saaray go'aan ku aadan hakinta natiijada kursiga HOP#067 oo dacwad ...
Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaannada gobolka Banadir 2021 ayaa u socda si habsami leh, iyadoo ay u soo daawasho ...
Guddiga maamulka Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabtay Kursiga Sumadiisu tahay HOP#054. Kursigaasi oo ay ku tartameen musharixiinta kala ah: ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho