Xukuumadda iyo Ciidamada Suudaan oo gaaray heshiis siyaasi ah
Taliyaha guud ee ciidanka dalka Suudaan, Cabdifataax Al-Burhan iyo ra’iisal wasaarihii la afgenbiyay Cabdallah Xaamduuk ayaa maanta heshiis ka gaaray ...
Taliyaha guud ee ciidanka dalka Suudaan, Cabdifataax Al-Burhan iyo ra’iisal wasaarihii la afgenbiyay Cabdallah Xaamduuk ayaa maanta heshiis ka gaaray ...
Ra’iisal wasarihii la afgenbiyay ee dalka suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa maanta laga sii daayay xabsi gurigii uu ku jiray tan ...
Tababarkaan ayaa loo qabtay haween ka kala socday ururada haweenka ka dhisan magaalada Xuddur waxa ka soo qeyb galay maamulka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ...
Wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galay munaasabad lacago iyo qalab kale lagu gudoonsiinayay haweyn Dhuusamareeb ku dhameystay barashada ...
Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda ee gobalka Banaadir ayaa sheegtay maanta in konton booyadood oo biyo ah ay ugu deeqday dadka ...
Waxa aanu sagootinay Cabdicasiis Afrika, Agaasimihii Radio Muqdisho. Salaatul Janaazadiisa waxa nagu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Eng. Maxamed Xuseen Rooble. ...
Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed "Afrika" oo xalay ...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Obokor Dubbe ayaa ka tacsiyeeyay Geeridi ku timid alle ha unaxariistee Agaasimihii Radio ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho