Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka qeybgalay Caleemasaarka Caaqil Cabdiraxmaan “SAWIRRO”
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda caleemasaarka Caaqil Cabdiraxmaan Caaqil Diiriye ...