Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo Kismaayo ku soo gaba-gabeeysay Shirka Istaraatiijiyadda Xalka Waara ee dowlada gobaleedka Jubaland

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo Kismaayo ku soo gaba-gabeeysay Shirka Istaraatiijiyadda Xalka Waara ee dowlada gobaleedka Jubaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wada-tashiga oo socday muddo shan cisho ahaa ayaa diirradda lagu saaray diyaarinta qorshe howleedka Istaraatijiyada xalka waara ee dowlad gobaleedka Jubbaland, iyadoo ay ka qeyb-galeen Wasaraadaha iyo hayโ€™adaha ay quseeyso ee dowlad gobaleedkaasiย  oo gacan weyn ka geystay dar-dargelinta tallaabooyinka wax looga qabanayo mushaakilaadka kala duwan ee dabiiciga ah sida abaaraha, colaadaha iyo fatahaada.

Mudane Cabdirashiid Cumar faratoon oo ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbland oo kulanka ka hadalay waxaa uu sheegay in muddada wadatashiga socday ay ka faaโ€™iideyn qodobbo muhiim ah, sida Xalka Waara loogu heli lahaa dadka ku jiro xeryaha barakacayaasha iyo qaxootiga soo Guruprem-noqday sidoo kalena ay helaan waxyaabaha aas-aasiga u ah sida biyo, goobo caafimaad, waxbarasho iyo dhul iyo guri ay degaan tasoo ka dhigayso in ay la mid noqon karaan dadka kale caadiga ah nolasha ay ku noolyihiin.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Jubaland Mudane Cusmaan Xasan Cabdi ayaa yiri “waxaan bogaadinayaa hayโ€™adaha kala duwan ee ka qeygalay wadatashiga ee quseeyso arrinta sida ay u muujiyeen dhabar adeeg iyo talooyinka dhaxal galka ahaa ku biiriyeen qorshe howleedka sanadlaha 2021-2022 ee Istaraatiijiyadda Qaran ee Xalka Waara ee dowlada gobaleedka Jubbalad, tani waxa ay naga caawinaysaa ka maamul ahaan inaa xalka ka gaarno mushkiladahan soo noq-noqday ee IDPs”.

Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Marwo Zahra Cabdi Maxamed ayaa tilmaamtay in watashigan maanta la soo gaba-gabeeyay qorshaha hirgelinta dowlad goboleedka Jubbaland uu la jaanqaadi doono Istaaraajiyadda Qaranka Xalka Waara, iyada oo mashaariicda horumarineed loo sameenayo Maamulka Jubland ee loogu talagalay in xal waara loogu helo barakacayaasha, qaxootiga soo guryo-noqday iyo dadka nugul.

โ€œUjeeddadu waa inaa qorshaha u sameeyno mudnaansiin kala duwan oo hadba sida ay u kala culus yihiin inaa u qabanno, isagoo kala jaanqaadayo Istaraajiyadda xalka waara iyo Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed, marka mudnaan siinno waxaa innoo hirgelayo fulinta Istaraajiyadda qaranka ee xalka waara, iyada oo la fududeynaayo lana dar-dar gelinaayo qorshayaasha oo kor u qaadi doono awoodda iskuwidda ee waxqabadyada xalka waara ku sallaysan isla markaana hayโ€™adaha ku howlgalaan ay tahayโ€ ayeey tiri Zahra Cabdi Maxamed.

Xafiiska Xalka waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa waxaa ka taageerayaa barnaamijkaan Urur gobaleedka IGAD-DRDIP iyo Baanka Adduunka (WorId Bank), Iyada oo gebagabadii shirka laga soo saaray qorshe howleedka sannadka 2021-2022 ee Istaraajiyadda Xalka Waara ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Previous Post

Maxkamadda gobalka Mudugย  oo xukuno ku riday dhalinyaro lagu soo eedeeyay danbiyo kala duwan

Next Post

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo booqday Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galmudug

Next Post
Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo booqday Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galmudug

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo booqday Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galmudug

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In