Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

2,241 Qof oo Sanadkan ku dhimatay (Mediterranean Sea) Badde dhexe

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
2,241 Qof oo Sanadkan ku dhimatay (Mediterranean Sea) Badde dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warbixin uu shalay oo Khamiis ahayd soo saaray Guddiga gargaarka Qaxootiga Dalka Spain ee CEAR loo soo gaabiyo ayaa lagu sheegay in tan iyo markii ay billoowdeen safarrada sharci darrada ah Sanadkan oo keliya ay Badda dhexe (Mediterranean Sea) ku dhinteen 2,241, ( laba kun, laba boqol, afartan iyo kow ) Qof oo tahriibayaal ah.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Guddiga lagu Magacaabo CEAR, ayaa sheegay  in tirada Dadka musaafuriinta aan sharciga ahayn ee ku dhintay Badda dhexe ee Mediterranean-ka ay aad u sareeyeen Sanadka 2018 , waloow ay kasii badan yihiin intii ku Naf weyday Sanadihii hore.

Ku dhowaad, 56,480 ( konton iyo lix kun, afar boqol iyo sideetan ) Qof ayaa gaaray Xeebaha Dalka Spain, halka 769,  ( todoba boqol lixdan iyo sagaal ) musaafuriin aan sharci ahayna ay ku geeriyoodeen, tan iyo markii uu Dalkaasi noqday marinka ugu badan ee ay Tahriibayaasha Afrika ka galaan Waddamada Yurub.

Guddiga ayaa sheegay in qul-qulka tahriibta aan lagu xallin Karin wada hadallada Dowladaha ay ka yeeshaan, loona baahn yahay si kale loo wajaho, wuxuuna Gudigu kula taliyay madaxda Yurub in ay joojiyaan caqabadaha ka dhanka ah Qaxootiga.

Previous Post

Kooxo Hubeysan oo Saraakiil Boliis ah ku laayay Dalka Burkina Faso

Next Post

Isbeddel lagu sameeyay talisyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Next Post
Isbeddel lagu sameeyay talisyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Isbeddel lagu sameeyay talisyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In