Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

24-ruux oo ku geeriyootay shil Tareen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
24-ruux oo ku geeriyootay shil Tareen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

 Shil Tareen ayaa waxaa ku geeriyooday dad garaya 24-ruux shilka Tareen oo ka dhacay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga,sida uu sheegay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalkaasi Recep Akdag.

Wakaaladda wararka ee Anadolu oo soo xiganeysa  Recep Akdag,ayaa ku warantay in hadda uu soo gabagaboobay howlgal lagu badbaadinayay dadka shilka uu kula galay tareenka gobolka Tekirdaag,wuxuuna ku sii jeeday Istanbul.

Ugu yaraan 73-Qof ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhaawacantay shilka,sida laga soo xigtay Wasaaradda caafimaadka Turkiga.

Tareenka ayaa waxaa saarnaa,362 Rakaab, waxaana shilka loo aaneynayaa roobab xooggan oo da’ayay iyo dhul dillaac jira,sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Dowladda Turkiga.

Diyaaradaha Qumaatiga u kaca “ Helicopters” ayaa loo diray goobta shilka uu ka dhacay.kuwaasi oo dadka dhaawacmay lagu soo qaaday.

XIGASHO: SONNA

Previous Post

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska ay wada gaareen hoggaamiyaasha Itooboiya iyo Eritrea?

Next Post

Maamulka Degmada Xudur oo wada Mashruuc Iskuulo Waxbarasho loogu dhisayo Degmada

Next Post
Maamulka Degmada Xudur oo wada Mashruuc Iskuulo Waxbarasho loogu dhisayo Degmada

Maamulka Degmada Xudur oo wada Mashruuc Iskuulo Waxbarasho loogu dhisayo Degmada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In