Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada dadkii ku dhintay Wiishkii ku soo dumay Masaajidka Xaramka oo sii korortay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tirada dadkii ku dhintay Wiishkii ku soo dumay Masaajidka Xaramka oo sii korortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 62 Ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 80 ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Masaajidka Maka Al-Mukarama ee dalka Sucuudiga kaddib markii uu kusoo dul-dhacay Wiish kuwa dhismaha ah.

Hay’adda Difaaca Madaniyiinta ee Sucuudiga ayaa Sheegay in Dadku ay dhinteen kaddib Wiish kuwa dhismaha ah ku habsaday Qaybo ka mid ah Masaajidka Maka Al-Mukarama.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale, Mas’uuliyiinta Sucuudiga ayaa xusay inaan la ogeyn sababta uu kusoo dhacay Wiishkan, laakiin sawirro lasoo dhigay baraha bulshadu ku xiriirto ayaa muujinaya wiisha oo ku dul-dhacay Qaybta kore ee Masjidka Makka.

Dhacdadan ayaa timid iyadoo Toddobaadkii hore ay tageen Saudi Arabia boqollaal qof oo Xujey ah, kuwaasoo ka mid ah Malaayiin qof oo sannadkan gudanaya Waajibaadka Xajka oo ka mid ah Tiirarka Diinta Islaamka.

Wiish_ku_dul_dhacay_Masjidka_Makka_Al_Mukarama (1) Wiish_ku_dul_dhacay_Masjidka_Makka_Al_Mukarama (2)

Previous Post

Madaxweynaha oo Boqorka Sacuudiga uga tacsiiyeeyay shilkii ka dhacay magaalada Makkah

Next Post

Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirweyanaha Xiriirka Doomaaha Caalamka “Sawirro”

Next Post
Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirweyanaha Xiriirka Doomaaha Caalamka “Sawirro”

Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirweyanaha Xiriirka Doomaaha Caalamka “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In