Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

298 Ardayd Oo ka Qalin Jabisay Jaamacadda Salaam”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
298 Ardayd Oo ka Qalin Jabisay Jaamacadda Salaam”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ay ku qalin Jabinayeen ilaa 298 Arday oo ah  kulyadaha kala duwan ee Jaamacada Salaam ayaa maanta xaflad loogu qabtay hotel city place Ee Magaalada Muqdisho.

Xafladda Qalin jabinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirro, xildhibaanno ,Abwaano, Waalidiin, Madaxda Jaamacadaha dalka iyo dad badan oo bulshada magac ku dhex leh

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Guddoomiyaha Jamacada Salaam Cabdulqaadir Axmed Mahad oo ugu horeyn furay munaasbadda Ayaa sharaxay tirade Ardayda maanta qalin jabisay iyo kuliyadaha ay ka qalin jabiyeen.

Abwaan Cabdi Shire Jaamac Ciyaar Jecel kabiirka kooxda Qeyladhaan oo makarafoonka lagu soo dhaweeyay ayaa madasha ka jeediyay gabay uu kaga hadlayay Faa’idada cilmiga.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare  oo ka mid ahaa dadkii ka soo qeyb galay munasabada Ayaa ka hadlay kaalinta Warasaarada waxbarashada Kaga adaan Ardayda Qalin Jabiinaya.

Xildhibaan Osmaan Mohamud Dufle   ayaa ujeediyay dar daaran aradayda maanta qalin jabisay gaar ahaan bahda caafimaadaka.

Wasiirka ku xigeenka  Caafimaadka Mudane Cismaan Daalo oo  hadal Dheer Ka jeediyay munaasabada Ayaa Sheegay in ay Garab istagayaan Dhalinta Waxbaratay gaar ahaan Dhanka Caafimadka aradayda ka soo Qalin jabisay.

Wasiir Ku xigeenka Wasarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulaahi Colaad rooble oo dhankiisa Hadal ka jeediyay xaflada Ayaa ka hadlay doorka wasaarada ahaan Ay  ka qaadanayaan Bahda Waxbaratay.

Intaasi kaddib ayaa Cod bahiyaha lagu Soo dhaweyay Wasiirka Dhalinyada iyo ciyaaraha Maxamed xasan Nuux isgoo ugu baqay Dhalinta kaqeyb qadashada Hormarka dalka.

Dafcadani Maanta Ka qalinjabisay jaamacada Salaam Ayaa noqoneysa dafcadii 2aad  oo ka qalin jabisa jaamcada Salaam faraceeda Mogdisho.

112096030_547286678764316_5717990796171763942_n12096248_547288248764159_8636932447259880928_n12106757_547287875430863_6913609218331651982_n12111984_547288082097509_6667100441941479330_n12140837_547286918764292_7645681913578260605_n12141543_547287398764244_8511857254715126750_n

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Oo Sheegay In Waqtigu Yaryahay Loona Baahanyahay in Aan Lagu Dhumin Is Qab Qabsi

Next Post
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida G/Sarre Cabdulqaadir Xaaji Maxamed

Madaxweynaha Oo Sheegay In Waqtigu Yaryahay Loona Baahanyahay in Aan Lagu Dhumin Is Qab Qabsi

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In