Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

3 askari ayaa lagu dilay iska horimaad dhexmaray rag hubeysan oo ka dhacay Dalka Ruushka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
3 askari ayaa lagu dilay iska horimaad dhexmaray rag hubeysan oo ka dhacay Dalka Ruushka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaaladaha wararka ee Ruushka ayaa maanta oo Khamiis ah soo wariyay in 3 boolis ah lagu dilay 8 kalana lagu dhaawacay rasaas ay isweydaarsadeen rag hubeysan oo ka dhacay Jamhuuriyadda Ingushetia ee gobolka Caucasus ee Ruushka.

Hay’adaha “RIA Novosti” iyo “Interfax”, oo soo xiganaya ilo bilayska, ayaa sheegay in rasaas la isweydaarsaday fiidnimadii Arbacada “intii lagu jiray hawlgal ka dhan ah argagixisada” ee gobolka Malgobek.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026

Wararka ayaa intaasi ku daraya in howlgalka uu bilowday kadib markii koox tuugo ah ay gabaad ka dhigteen guri ku yaal mee baadiyo ah oo ku yaala Zyazikov-Yurt kadibna ay rasaas ku fureen booliska.

Hawlgalka ayaa bilowday ka dib markii rag hubeysan ay weerareen, dhamaadkii bishii March, saldhig booliis oo ku yaala xuduudka u dhexeeya Ingushetia iyo North Ossetia, oo dhaawacay sarkaal bilays ah, sida ay sheegtay wakaaladda RIA Novosti.

Jamhuuriyadda Ingushetia ee Ruushka waxa ay ku taallaa gobolka Caucasus, iyadoona xigta Chechnya, waxana xilliyada qaar ka dhaca weeraro soo noq-noqonda.

Previous Post

Sacuudiga iyo Iiraan oo ku heshiiyay dib u furista safaaradaha labada Dal

Next Post

Guddoomiyeyaasha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo maanta la dhaariyay

Next Post
Guddoomiyeyaasha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo maanta la dhaariyay

Guddoomiyeyaasha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo maanta la dhaariyay

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In