Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Madbacada iyo Banaadir Galabta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Madbacada iyo Banaadir Galabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Kubada Cagta Banaadir ayaa kulankii 15-aad ee horyaalka Soomaaliya Waxay la Ciyaari doonto Kooxda Madbacadda oo kulankii Wareegi hore 2-0 ay ugu adkaatay Kooxda Ka dhisan Degmada Warta Nabada.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š

July 18, 2026
Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

July 18, 2026

Kulankaan ayaa ah Mid labada Kooxod Natiijo u leh, Kooxda Banaadir Waxay Fursad u haysataa in hogaanka horyaalka dhibic ay u jirsato Kooxda Dekadda haatan afar dhibcood ka Sareysa Kooxda Banaadir Kulankedii 15-aad ku garab dhacday Kooxda Horseed oo hami kaga jiray horyaalka lafteeda.

Madbacadda ayaa dhankeeda ah koox u baahan in natiijo Si ay ugu dheerato Kooxaha Waxool iyo Batroolka oo dhibic ay ka Sareyso Si aysan ugu Soo Muuqan Xili Ciyareedka Soo Socda Horyaalka Heerka labaad ee dalka.

Madbacada Kulankii ugu danbeyay horyaalka Soomaaliya Waxay Barbaro Ku Soo Celisay kooxda Elman oo kaalinta 5-aad kaga jirta kala horeynta Horyaalka Somaaliya Kadib markii Madbacadda la barbareeyay Ciyaarta oo ay ka dhiman Wax ka yar tahay Sadex daqiiqo

Banaadir waxay barbarola soo gashay kulanki ugu danbeyay Horyaalka Kooxda hogaanka u hayso horyaalka ee Dekadda kadib Markii 90-kii daqiiqo ay isla dhaafi waayen 0-0, Kooxda haysata horyaalka Soomaaliya lixda Jeer ayaa hami ka leh hanashada horyaalka Soomaaliya oo haatan u dhexeeya Kooxaha Dekadda Banaadir iyo Horseed ayadoo kooxda Dekadda afar dhibcood ay ka Sareyso Banaadir iyo Horseed balse kulanka Berito Kooxda Banaadir hadii ay adkaato waxay dhibic u Jirsan doonta Dekadda oo dooneyso in markii labaad ay u dabaal degto horyaalnimada Soomaaliya Markii labaad 21-Sano kadib.

Madbacadda ayaa ah Kooxd had iyo Jeer dhibta Kooxaha Isku haysta hogaanka Horyaalka Waxaana Wali ay Sii Wada in Wadada ay u gasho lixda kooxod ee ugu Sareysa horyaalka, Kooxaha Elman Dekada iyo Banaadir oo kaliya ayaa ka adkaaday lugtii hore ee Horyaalka halka Heegan, Horseed, iyo Jenyo aysan Wax guul ah ka gaarin Wajigii hore, balse haatan oo ay la Ciyaartay lugtii labaad kooxaha Heegan Horseed iyo Elman hal kulan guul ayeey gaartay laba kulan-na Waxay gashay barbaro ayadoo Horseed iyo Heegan tartan ay ugu jiraan hanashada Horyaalka hase yeeshe Caqabad Soo taagan Waxaa ku noqotay Madbacadda oo kooxaha Waa Weyn Markii ay ka hor timaado Soo Xusuusisa In ay tahay Kooxdii lagu Magacaabi Jiray MBC Clup Xiligii Bari Samadkii Kolkaas oo ay ku guuleysatay Horyaalka Soomaaliya balse ku dhawaad Sodon Sano kadib Garoomada dib ugu Soo laabatay Xili Ciyareedkan.

Previous Post

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo iska dhex doortay Guddoon

Next Post

Wasiir Beyleโ€œHaddii sida aynu wax u wadno u socdaan waxaa suurta gal ah in12 bilood gudahood Soomaaliya deymaha looga cafiyoโ€

Next Post
Wasiir Beyleโ€œHaddii sida aynu wax u wadno u socdaan waxaa suurta gal ah in12 bilood gudahood Soomaaliya deymaha looga cafiyoโ€

Wasiir Beyleโ€œHaddii sida aynu wax u wadno u socdaan waxaa suurta gal ah in12 bilood gudahood Soomaaliya deymaha looga cafiyoโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š

July 18, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo...

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

July 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ka digtay hurinta colaadaha

July 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa xaaladaha la xiriira falalka hurinta colaadaha,...

Musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

July 18, 2026
0

Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb si weyn loogu soo dhaweeyay musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In