Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Taakuleynta iyo wacyigelinta Ciidanka oo gaaray Johannesburg + Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddiga Taakuleynta iyo wacyigelinta Ciidanka oo gaaray Johannesburg + Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda guddiga taakuleynta iyo wacyigalinta ciidanka Qaranka Soomaaliyeed oo ka koobnaa Saddax xubnood oo kala ah Duuliye Sare; Asli Xasan Cabaade, Wariye; Munoย  Shukri Gaala Eri iyo Cabdulaahi Cali baar Xoosh ayaa gaaray Maagaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Africa.

Duuliye; Asli Xasan Cabaade oo la hadashay warbaahinta qarranka ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed masuuliyad weyn ay ka saaran tahay Taakuleynta Ciidankooda qaranka,wacyigalinta dadweynaha ay u yimaadeen dalkaan Koonfur Africa.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wariye Muno Shukri Gaal Eri oo ka mid ah aheyd wariyayaashii hore ee soo maray telefishinka qaranka Soomaaliyeed hadana ka mid ah guddiga taakuleynta iy wacyigalinta ciidanka Qaranka oo dhankeeda warbaahinta la hadashay ayaa xustay in imaantinkooda dalkaan uu yahay baraarujinta bulshada si loo helo ciidan Soomaaliyeed oo ay u dhameystiran yahay qalabkiisa.

Wafdigaan ayaa malmaha uu joogo magaalada Johannesburg ee dalkaan Koonfu Africa waxaa uu la kulmi doona qeybaha kala duwan ee bulshada ayaga oo sido kale kulan guud la qaadan doonaย  jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaaladaan sida uu warbaahinta qaranka u sheegay Cabdilaahi Calibaar Xoosh oo guddiga ka tirsan.

Si kastaba ha ahaatee dalkaan Koonfur Africa ayaa waxaa ku nool Soomaalida badan oo ganacsto ah kuwaa oo ka qeyb qaata horumarka iyo dib u dhiska dalka Maanta looga fadhiyo in ay qeyb ka noqdaan taakuleynta ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.

Abdullahi Maxaamuud Amiin “Qorshe”

Johannesbburg-Koonfur Africa.

Previous Post

Qaxooti Soomaali ah oo loo cusbooneysiinayo sharcigii ay ku joogeen Maraykanka

Next Post

Allaha u naxariisto Wariye Yoonis Cali Nuur oo ku geeriyooday London “Dhageyso taariikh nololeedkiisa”

Next Post
Allaha u naxariisto Wariye Yoonis Cali Nuur oo ku geeriyooday London “Dhageyso taariikh nololeedkiisa”

Allaha u naxariisto Wariye Yoonis Cali Nuur oo ku geeriyooday London "Dhageyso taariikh nololeedkiisa"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In