Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

4 Neef oo geel iyo deeq raashin ah oo lagu wareejiyay Maamulka Degmada Wisil “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
4 Neef oo geel iyo deeq raashin ah oo lagu wareejiyay Maamulka Degmada Wisil “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan oo isugu jirtay Raashin, Saliid, biyo iyo Afar neef oo Geel ah oo ka timid dad muxsiniin ah ayaa lagu wareejiyay Maamulka Degmada Wisil iyo Gudiga Difaaca Iyo dib u xoreynta Koonfurta Gobolka Mudug.

Deeqdaan oo uu wakiil uga ahaa dadka soo dhiibtay  Suldaan Cabdullaahi Cali Sheekh Maxamed (Dhudhun) ayaa loogu talogalay Dhiirigalinta Ciidamada iyo Taakuladooda, si ay usii labo jibaaraan Dagaalka ay kula jira Argagixisada AS

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Suldaan Cabdullaahi Cali Sheekh Maxamed Dhudhun oo Deeqdaan ku wareejiyay Guddiga Difaaca iyo dibu xoreynta Koonfurta Mudug ayaa sheegay inay deeqdaan ugu talogaleen dhiirogalinta Ciidamada naftooda u huray Difaaca Dalkeenna.

Guddoomiyaha Difaaca Koonfurta Gobolka Mudug Cabdimanaan Sheekh Maxamed Cismaan iyo Maamulka Wisil ayaa wadajir ugu mahadceliyay Suldaan Cabdullaahi Cali Sheekh iyo intii uu wakiilka ka ahaa, sida ay garab taaganyihiin ciidamada qalabka sida iyo xooggaga difaaca Koonfurta Gobolka Mudug.

Previous Post

Minister of Health and his delegation arrive in Cairo

Next Post

Danjire Warfaa oo Addis Ababa ku Qaabilay Safiirada Jaamacada Carabta iyo Germany ee Ethiopia

Next Post
Danjire Warfaa oo Addis Ababa ku Qaabilay Safiirada Jaamacada Carabta iyo Germany ee Ethiopia

Danjire Warfaa oo Addis Ababa ku Qaabilay Safiirada Jaamacada Carabta iyo Germany ee Ethiopia

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In