Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

40 qofood oo dalka Uganda ugu dhimatay cudurka Daacuunka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
40 qofood oo dalka Uganda ugu dhimatay cudurka Daacuunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Laan qayrta Cas ayaa sheegtay inay Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Yugaandha ku geeriyoodeen 40 Qof oo kasoo jeedda Dalka Koongada Dimoqraadiga ah, kuwaasoo kasoo cararay colaadaha ka aloosan Dalka Koongo.

War qoraal ah oo kasoo baxay hay’adda Laanqayrta cas ayaa lagu sheegay inay Cudurkani sabab u tahay xaalad nadaafad darro oo ka jirta Xeryaha Qaxootiga Dalka Yugaandha, iyadoo ay Isbitaallada si is daba joog ah usoo gaarayaan bukaannada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Laan qayrta cas ayaa sidoo kale sheegtay inay hayaan Kiisas ka badan 2,000 , isla markaana ay la tacaalayaan, iyadoo ay hay’addu tilmaantay in helitaanka Biyo nadiif ah iyo faya-dhowr habboon ay tahay mid ka mid ah baahida ugu waaweyn ee ay qabaan Qaxootiga reer Koongo ee Yugaandha jooga.

Hay’adda Isku tallaabta cas ayaa Qaxootiga kasoo jeeda Koongada Dimoqraaddiga ah ku qiyaasatay 70,000 Qof, waxanay Dadkan oo 80% ah Carruur iyo Haween Dalka Yugaandha tageen billowgii Sanadkan 2018-ka.

Previous Post

Wasiirka ku xiggeenka Wasaaradda Owqaafta XFS oo la kulmay Maayarka Caasimada Jabuuti.

Next Post

Tartanka orodka gaaban oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho+ Sawirro

Next Post
Tartanka orodka gaaban oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho+ Sawirro

Tartanka orodka gaaban oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho+ Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In