Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka iyo Gudoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray Xarunta CID oo dib u habeyn balaaran lagu sameeyay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka iyo Gudoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray Xarunta CID oo dib u habeyn balaaran lagu sameeyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxkamada Saree ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna
Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa si wadajir ah xariga uga jaray xarunta dabi barista
Boliiska Soomaaliyeed ee C.I.D taas oo dib-uhabeyn xoogan lagu sameeyay kadib
cabashooyin taliska boliiska uga yimid shacabka.

Masuuliyiintan iyo saraakiisha ciidamada waxa ay kormeer ku sameeyeen qeybaha ay
xaruntani ka kooban tahay iyo goobaha dib-habeynta lagu sameeyay waxaana warbixin
ku saabsan howlaha ay fuliso C.I.D ka dhageestay taliyaha ciidanka Boliiska
Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Kormeerka kadib ayaa waxaa goobta ka hadlay Maareeyaha guud ee wakaalada
dhismaha qaranka S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) iyo taliyaha
ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar).

Guddoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir Muuse Macallin Maxamed iyo xeer
ilaaliyaha guud ee qaranka mudane Axmed Cali Daahir ayaa kamid ahaa masuuliyiinta
ka hadlay madasha.

Wasiir dowlaha wasaarada Maaliyadda XFS Maxamuud Xayir Ibraahim waxa uu ka
hadlay muhiimada ay qaranka iyo bulshada u lee dahay C.I.D.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar
Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa tilmaamay in barista danbiyada kala duwan ay
u baahan tahay cilmi iyo cadaalad.

Guddoomiyaha maxkamada saree e dalka Baashe Yuusuf Axmed waxa uu bogaadiyay
hoosha adag uu taliyaha boliiska Soomaaliyeed ka qabtay xarunta danbi barista C.I.D.

Previous Post

Hey’adda lacagta aduunka oo sheegtay inay Soomaaliya ka gudubtay qeybta koowad wajigiisa afaraad ee Barnaamijka dayn cafinta

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo madaxda Qatar Charity oo wada jir xarigga uga jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Isbitalka Deyniile+sawirro

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS iyo madaxda Qatar Charity oo wada jir xarigga uga jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Isbitalka Deyniile+sawirro

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo madaxda Qatar Charity oo wada jir xarigga uga jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Isbitalka Deyniile+sawirro

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In