Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

48 Qof oo ku dhimatay shil Gaari oo ka dhacay Dalka Yugaandha

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
48 Qof oo ku dhimatay shil Gaari oo ka dhacay Dalka Yugaandha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 48 Qof ayaa geeriyootay markii uu Baabuur Bas ah ku dhacay Cagaf-cagaf aan laydh lahayn iyo gaari xamuul ah , sida uu AFP u sheegay Afhayeenka Laan qayrta cas ee Dalka Yugaandha Irene Nakasiita.

Af-hayeenka Booliska Dalka Yugaandha, Emilian Kayima, ayaa Wakaaladda wararka AFP u sheegay inay Dadka dhintay ku jiraan 16 Carruur ah iyo Saddexdii darawal ee kala kaxaynayay Baska, Cagafta iyo Gaariga xamuulka ah.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

“Kooxaha gurmadka ayaa si aan kala go’ lahayn u shaqeynaya si ay u badbaadiyaan dhaawaca”, ayuu yiri afhayeenka Booliska Yugaandha, Emilian Kayima.

Shilkan oo ka dhacay degaanka Kiryandongo, ayaa qiyaastii 220 KM oo u dhiganta 140 Mayl dhanka Waqooyi kaga beegan Caasimadda Kampala.

Waxanay Dowladda Yugaandha u aanaynaysaa Waddooyinka oo liita iyo wadayaasha Gaadiidka oo aan samayn taxaddar iyo masuuliyad.

Sanadihii 2015 illaa 2017-kii oo keliya ayaa la qiyaasayaa inay  shil Gaari ugu geeriyootay Yugaandha in ka badan  9,500 oo Qof, iyadoo waddankaasi Yugaandha uu safka hore kaga jiro Dalalka ugu Khatarsan xagga Waddooyinka iyo shilalka ka dhaca.

Previous Post

Tartamaayasha Degmada Heliwaa oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo cafis u fidiyay hoggaamiye mucaarad oo dil ku xukunnaa

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo cafis u fidiyay hoggaamiye mucaarad oo dil ku xukunnaa

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo cafis u fidiyay hoggaamiye mucaarad oo dil ku xukunnaa

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In