Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fanaaniintii Lagu Xiray Hargeysa Oo xabsiga laga sii daayay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Fanaaniintii Lagu Xiray Hargeysa Oo xabsiga laga sii daayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxkamadda magaalada Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa dib xoriyadoodii u siiyey afartii fanaan ee kooxda Xidigaha geeska ee saddex cisho xabsiga magaaladaasi ku jiray kuwaa oo loo heystay ka heesitaanka Muqdisho habeenkii Ciida.

Maxkamadda Hargeysa ayaa qoraal ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Boliiska maamulka Somaliland Maxkamada horteeda ay keeni waayeen sababa sharci ah oo xabsiga loogu sii hayo fanaaniintaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maxkamadu waxay sheegtay booliisku inuu illaa hadda ku guuldareystay inay maxkamada horkeenaan sabab sharci oo macquul ah oo ay uga baaqsadeen inay ku dalbadaan amar qabasho iyo inay keenaan xogaha dhacdada, sababta xariga iyo cadaymaha la helay oo faah-faahsan.

Fanaanka C/raxmaan oday ka mid ahaa afarta fanaan sida sharaci darada ah maamulka Somaliland uu ugu xiray Hargeysa oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay aad ugu xunyihiin xariga loo geystay laakiin ay ku faraxsanyihiin in dib ay u helaan xoriyadooda.

Maxkamaddu waxay sheegtay inaanay banaaneyn in qofna la qabto, la baaddho, ama la xayiro haddii aanu markaasi denbi faraha kula jirin , ama aanu amar qabasho oo sababaysan ku soo xidhin garsoore awood u leh.

4tii Fanaan Ee Lagu Xiray Hargeysa Oo Dib Xoriyadoodii U HelayFanaaniinta la xiray oo kala ah Nimcaan Hilaac,Xamda Qu’een.C/raxmaan Oday, iyo Maxamed Ciro ayaa maamulka Somaliland ugu xiray Hargeysa sababa la xiriira maxaa Reer Muqdisho ula qeybsateen farxada Ciida oo aad ugu soo bandhigtay bandhig faneed taasi oo dadka Soomaaliyeed ay u arkeen wax lala yaabo.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Warshadda cabitaanada Soda King iyo shirkada cabitaanka Al-Irshaad ee Puntland oo maanta heshiis kala saxiixday “Sawirro”

Next Post
Warshadda cabitaanada Soda King iyo shirkada cabitaanka Al-Irshaad ee Puntland oo maanta heshiis kala saxiixday “Sawirro”

Warshadda cabitaanada Soda King iyo shirkada cabitaanka Al-Irshaad ee Puntland oo maanta heshiis kala saxiixday "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In