Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

6 Carruur Ah Oo Ku Geeriyootay Xeebta Liido Kadib Markii Ay Baddu Qaaday

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Bulshada oo lagu Wacyi galinayo Ahmiyadda Amniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ayaa u sheegay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya in carruur ay ku geeriyootay xeebta Liido degmadaasi kadib markii ay baddu qaaday.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada C/casiis oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa sheegay in xeebta Liido laga helay meydadka lix carruur ah oo ay baddu qaaday shalay kuwaasi oo ku dabaalanayey meel aan xeebta ka fogeyn.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

“meydadka lix carruur ah ayaan ka helnay xeebta waa la aqoonsaday waxaanna ku wareejinay waalidiinta dhalay badda ayaa qaaday xili ay ku qubeysanayeen shalay, maanta ayaana la helay meydadkooda waa arin xanuun leh”ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada C/casiis.

Ugu dambeyntii maamulka degmada C/casiis waxa ay ka codsadeen waalidiinta Soomaaliyeed iney carruurtooda si gaar ah uga war hayan ayaga oo ka digay in xiligan oo lagu jiro xiliga bad xiranka ay carruurta ku dabaashaan bad weynta Hindiya.

Previous Post

Puntland Oo Faah Faahisay Markab La Sheegay In Gantaal Lagula Qarxiyey Xeebta Caluula”Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ka Dhagax Dhigay Wadooyin Muhiim Ah “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ka Dhagax Dhigay Wadooyin Muhiim Ah “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ka Dhagax Dhigay Wadooyin Muhiim Ah "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In