Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Barcelona oo Espanyol Ka Badisay Kulankii Catalan derby “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Barcelona ayaa kulankii Catalan derby garoonkeeda Camp Nou 5-1 uga badisay kooxda Espanyol.

Kooxda Espanyol ayaa goolka la hor martay,waxaana bilowgii ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Sergio Garcia.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Garcia goolSergioGarcia celeecaleeeceleee

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Barcelona,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

goo1

LionelMessi celee

Bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa Lionel Messi gool labaad u dhaliyay kooxda Barcelona.

Messi2

Messi goolcelee

Ciyaaryahan Gerard Pique ayaa goolka sedaxaad oo madax ahaa u dhaliyay kooxda Barcelona.

Pique

Ciyaaryahan Pedro Rodriguez ayaa daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta goolka afaraad u dhaliyay kooxda Barcelona.

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa daqiiqadii 81-aad ee ciyaarta goolka shanaad u dhaliyay kooxda Barcelona,waxana uu ahaa goolkiisii hat-trick ee ciyaarta.

gol3celee3

Messi

Ciyaaryahan Messi ayaa dhaliyay hat-trick-giisii 21-aad,waxana uu labo hat-trick ka danbeeyaa ciyaaryahan Ronaldo oo xalay dhaliyay hat-trick-giisii 23-aad.

Kooxda Barcelona ayaa kaalinta labaad uga jirto horyaalka Spain ee La Liga,waxana ay leedahay 34-dhibcood,halka kooxda Espanyol ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 14-dhibcood.

Previous Post

James Rodriguez oo Dhaawac uga Maqnaan Koobka Naadiyada Aduunka

Next Post

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Kan Jowhar oo la dhameystiray

Next Post

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Kan Jowhar oo la dhameystiray

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In