Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Cali Americo oo Safaarada Soomaaliya ee Kenya ku Qaabilay Dhigiisa Dalka Angola “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka cusub oo ay dowlada Angola u soo magacawday dalkani Kenya Amb, Virgilio Marques De Faria ayaa maanta booqday safaarada ay dowlada Soomaaliya ku leedahay dalkani Kenya,waxaana si heer sare ah ugu soo dhaweeyey dhigiisa dalkani Kenya u fadhiya dowlada soomaaliya mudane Amb, Maxamed Cali Nuur Americo .

Amb, Virgilo Marques ayaa sheegay in uu mahad naq balaaran uga wado dowlada Angola Dowlada soomaaliya, isagoo sheegay in aanay marnaba hilmaami doonin Dowlada Angola taageeradii balaarneyd oo ay u fidisay dowladii Soomaaliya ee uu hogaaminayey allaha u naxariistee Jeneral Maxamed Siyaad barre ay siisay dowlada Angola xiligii ay xornimada raadineysay.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Danjiraha dowlada Angola ee dalkani Kenya ayaa intaasi ku daray inay taasi Badalkeeda haatan diyaar u tahay dowlada Angola inay gacan siiso dowlada Soomaaliya maadaama uu dalka soomaaliya haatan ka soo kabanyo burbur baahsan oo saameeyey dhamaan Adeegyadii aasaasiga u ahaa jiritaanka nolosha aadamaha.

Danjiraha dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Amb,Maxamed Cali Nuur ayaa danjiraha dowlada Angola uga mahadceliyey booqashada uu ku yimid Safaarada Soomaaliya ee dalkani Kenya,isagoo dhanka kalana u gudbiyey danjiraha cabashooyin ku aadan wax ka qabashada dadka Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyo ku yaala dalka Angola.

Amb Cali Americo ayaa sidoo kale danjiraha Angola u gudbiyay cabashooyin ku aadan dhibaatooyin isugu jiro dil iyo dhac oo loo geysto dadka Soomaaliyeed ee ka ganacsada dalka Angola.

Safiirka cusub oo ay dowalda Angola u soo magacawday dalkani Kenya Virgilio Marques De Faria ayaa balan qaaday in uu wax ka qaban doono sii deynta dadkaasi Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan xabsiyada dalka Angola.

IMG_2729 IMG_2731 IMG_2732 IMG_2734 IMG_2737 IMG_2738 IMG_2739 IMG_2744

Sawir qaade:-C/raxmaan Cumar Cabdi ( Soomaali)

 

 

Previous Post

Qoraaga Soomaaliyeed ee Cabdicasis Cali Ibraahin oo Nairobi Ku Soo Bandhigay Buug uu Magac Daray (DAL AAN DADKIISU DAMQASHO LAHAYN)“Sawirro”

Next Post

Manchester City oo Soo Baxday iyo Kooxaha Bayern Munich,Barcelona,Chelsea,Schalke,Ajax iyo Athletic Bilbao oo Guulo Gaaray “Sawirro”

Next Post

Manchester City oo Soo Baxday iyo Kooxaha Bayern Munich,Barcelona,Chelsea,Schalke,Ajax iyo Athletic Bilbao oo Guulo Gaaray “Sawirro”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In