Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo hogaan doortay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho ku doortay Hogaan, si loo dar dargeliyo howlaha guddiga horyaalla.

Guddiga ayaa si loo dar dargeliyo howlaha loo igmaday waxa ay Guddoomiye u doorteen, Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yareey” Guddoomiye ku-xigeen waxa ay u doorteen Maxamed Xaashi halka xoghayaha Guddiga ay u doorteen Axmed Dubad Cali iyo Cumar Cali Rooble oo ay u doorteen Afhayeen.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Kulanka ayaa waxaa hadalo dar daaran iyo dhiirigelin ka jeedisay Xaliimo Ismaaciil oo ah guddoomiyaha Guddiga maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud, iyadoo sheegtay inay aad ugu faraxsantahay howlaha loo igmaday, waxaana ay howlwadeenada kale ku boorisay inay gacan ku siiyaan gudashada waajibaadka loo igmaday.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Cali Xuseen Abtidoon oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan hogaanka cusub ee ay sameysteen guddiga maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud, waxaana uu kula dar daarmay inay ka soo dhalaalaan howlaha loo igmaday.

Maalmihii uu dambeeyay ayaa guddiga waxaa Muqdisho uga socday siminaaro ku saabsan dhismaha Maamulka Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Arday dhigata Jaamacadda SIMAD oo soo bandhigay sida lagu nooleyn karo Afka Hooyo

Next Post

Arday dhigata Jaamacadda SIMAD oo soo bandhigay sida lagu nooleyn karo Afka Hooyo

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In