Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Wasiiro Maanta Booqday Haweeney 4 Caruur Ah Ku Dhashay Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha  xilka wasiirka  warfaafinta, sii hayaha  wasiirka  caafimaadka ,sii- hayaha, wasiirka  ku xigeenka   wasaarada  dhalinyaradda  iyo  Ciyaaraha   Soomaaliya ayaa  maanta   isbitaal  ay   gacanta  ku  hayso  hay’ad laga  leeyahay wadanka  masar   ku  booqday  Faadumo  Xasan Maxamuud  oo ah  hooyo  4  caruur ah  saakay  ku  dhashay  magaalada  Muqdisho,  iyagoona  gaarsiiyay  deeq  lacageed oo ay   ugu  tala  galeen  haweeneydaasi  iyo  caruurteeda.

Wasiiradda  ayaa  waxa ay  xaalada Haweeneydaasi   ka wareysteen  maamulka  Isbitaalka ,   waxaana ay soo indha  indheeyeen  xaaladda   caruurtaasi oo ku  jiray  dhaladda loogu  tala  galay in caruurta  lagu  koriyo ,

Related posts

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026

Sii hayaha xilka wasiirka  caafimaadka Soomaaliya   mudane   Cali   Maxamed  Maxamauud  Cali  Xareed oo  warbaahinta  kula  hadalay   isbitaalka hooyadani iyo caruurteeda lagu dabiibayo  markii ay  soo  dhamaysteen  kormeerka  ayaa  balan qaaday  in wasaaradda  caafimaadka  ay ku  dadaali doonto   sidi ay  wax  ugu  qaban  lahayeen  xaaladda  caafimaad ee hooyadaasi.

Sii yaha  xilka  wasiirka  warfaafinta  Soomaaliya  mudane  Mustaf  Sh  Cali Dhuxulow  oo  hogaaminayay  wasiirdaasi maanta  booqday  hooyadaasi  ayaa   shacabka  Soomaaliyeed  ee wax  heysta  ugu baaqay in ay  ay  soo caawiyaan    Hooyo Faadumo Xasan Maxamuud.

Dowladda  iyo  shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa   waajib uu   ka saran yahay  in   ay gar-gaaraan     hooyadani  iyo  caruurteeda oo  ah  dad jilicsan  ee aan awadoodin  in ay  maareeyaan  xalaadooda.

10869515_772075979529169_4488625190120845127_o 10861089_772076012862499_6987601252943202964_o 10841901_772075392862561_8144488423285226108_o 1780164_772075889529178_1427677098868010925_o

Previous Post

Hooyo Ku Dhashay Muqdisho 4 Caruur Ah

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In