Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Aston Villa oo Kooxda Valencia Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Carles Gil “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Aston Villa oo Kooxda Valencia Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Carles Gil “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Aston Villa ayaa lacag dhan £3.25million ugala soo wareegtay kooxda Valencia ciyaaryahan Carles Gil oo khadka dhexe ka ciyaara.

Tababaraha kooxda Aston Villa Paul Lambert ayaa garoonka Villa Park ku soo dhaweeyay ciyaaryahan Gil oo u dhashay daka Spain.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryhan Carles Gil ayaa afar sano iyo bar qandaraas ah u saxiixay kooxda Aston Villa.

Ciyaaryahan Gil oo 22-jir ah ayaa ka ciyaari karo garab ama ka gadaal ciyaari karo weeraryahanka.

Tababaraha kooxda Aston Villa Paul Lambert ayaa sheegay in uu rajeynayo in ciyaaryahan Gil uu wax
weyn ku soo kordhin doono kooxda oo sanadkan dhalisay 11-gool 21-kulan oo ay ciyaartay horyaalka Premier League-ga.

Ciyaaryahan Carlos Sanchez oo u ciyaara kooxda Aston Villa,islamarkaana ay ciyaaryahan Carles Gil u wada ciyaari jireen kooxda Elche ee dalka Spain ayaa isna soo dhaweeyay ciyaaryahankan.

C Gil

Carles

Carless

Gil

Gill

L Gill

sii

Soo

Previous Post

DAAWO-Shaqaalaha Warfaafinta oo soo dhaweeyay Wasiirka iyo ku xigeenkiisa “Sawirro”

Next Post

Barlamaanka Somalia oo codka Kalsoonida sabtiga u qaadaya golaha wasiirrada

Next Post
Barlamaanka Somalia oo codka Kalsoonida sabtiga u qaadaya golaha wasiirrada

Barlamaanka Somalia oo codka Kalsoonida sabtiga u qaadaya golaha wasiirrada

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In